Trump oo shaaciyey Magaca dowlad ka shaqeyneysa inaan mar kale la soo dooran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii sheegay in qaabkii ay Shiinaha ula tacaaleen cudurka Coronavirus ay caddeyn u tahay in Beijing “ay sameyn doonto wax kasta oo ay awooddo”, si uu u lumiyo doorashada madaxweynaha ee bisha November. Wareysi uu siiyey Reuters, isaga oo ku sugan Xafiiska Oval, ayuu Trump ku sheegay inuu eegayo tallaabooyin … Continue reading Trump oo shaaciyey Magaca dowlad ka shaqeyneysa inaan mar kale la soo dooran